Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo ayaa maanta qasrigiisa ku qaabailay macalin muddo saddex cisho ah magaciisa awgii xabsiga ugu xidhnaa.
Macalin Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) oo ah macalin wax ka dhiga dugsiyada Nuuradiin, ayaa lagu eedeeyey inuu si ula kac ah madaxwaynaha isugu ekaysiiyey, waxaana uu Hargeysa ku xidhna muddo saddex maalmood ah.
Ugu dambayn macalinka oo maalintii shalay la soo daayay ayaa maanta la kulmay Madaxwayne Axmed Siilaanyo.