Danjiraha ku xigeenka dalka Ingiriiska u fadhiga magaalada Moqdisho ee caasimada.
dalka Somaliya ayaa waxaa uu ka hadley saldhiga dawlada imaaradka laga siiyey magaalada Berbera , iyo joojinta sanduuqii horumarinta Somaliland ee SDF
Danjiraha ayaa waxaa uu sheegay in arinta saldhiga Berbera ay tahay go,aan ay wada gaadheen Somaliland iyo imaaradku , isla markaana aanay aheyn mid uu faro galin ku sameyn karo ingiriisku .
Sidoo kale Safiirka ayaa waxaa uu hoosta ka xariiqay in arintaasi ay waxii khasaare ama faa,ido ahi ay u taalo labada dhinac ee arintaasi wada go,aansadey