Somaliland: Xaaji Cabdi Waraabe Oo Ku Baaqey In La Ansixiyo Xeerka Banaanka Caalamiga Ah Culimada na Baaq U Soo Jeediyey

Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xussen ( Cabdi Waraabe ) ayaa waxaa uu ku baaqay in la ansixiyo xeerka hor yaala xildhibaanada golaha wakiilada ee Banaanka Caalamiga ah .

Xaaji Cabdi Waraabe ayaa waxaa uu sheegay in hadii banaankaas dalka laga furo ay Somaliland ku soo kordhey Horumar weyni oo baanan caalami ahi iman doonan , waxaana uu hoosta ka xariiqay isaga oo ka jawaabaya hadalada sheegaya in banankaasi ribo ku shaqeeyaan in wakhtigii nabi Maxamed ba CSW lala maacimili jiray gaalada ninkii rabanaa uu la macaamili doono ninkii kalana aanu la macaamili doonin

Sidoo kale xaaji Cabdi Waraabe ayaa xusay in banaankaasi ay shaqo abuur ka abuuri doonan Somaliland , dalkana magaciisa meel fiican gaadhsiin soonan

 

Comments

comments