Waftigii wasiirada ahaa ee madaxwayne ku xigeenka Somaliland hogaaminayey ee maanta ka duuley magaalada Hargeysa ayaa gaadhay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.
Waxaana ay masuuliyiintani kulan la qaateen masuuliyiinta dalka Imaaraadka Carabta,Mulkiilaha kooxda kubada Cagta ee Manchester City iyo masuuliyiin kale .