Abwaan Cabdirisaaq Xaamud Jaylaani oo ka mid ah kooxda xidigaha geeska ayaa waxaa uu si rasmi ah ugu dhawaaqey afar fanaan oo kooxdaasi hore uga mid ahaa balse hada uu sheegay in ay lumiyey xubinimadii kooxdaas ka dib markii ay kala afkaar noqdeen

Afartaas fanaan ayaa waxaa ka mid ah Yurub Geenyo , Nimcaan Hilaac , Hodan Cabdiraxmaan Iyo Fanaanka Yuusuf Hanad , waxaana u xusay in ay xubin nimadooda ku wayeen ka dib markii ay jabiyeen xeerkii u yaalay kooxda

Comments

comments