Somalia: Magaalada Muqdisho Oo Laga Mustaafuriyey Laba Nin Oo U Dhashay Dalka Kenya

Date:

Ciidammada Laanta Socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya, ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka Musaafurisay labo Nin oo u dhashay Dalka Kenya, kuwaasi oo lagu eedeeyay inay Sharci-darro ku joogeen halkaasi.

Labadan nin ee la masaafuriyay ayaa waxaa gacanta ku dhigay saraakiil ka tirsan Ciidammada Laanta socdaalka qeybteeda dabagalka, waxaana maanta dib loogu celiyay dalka Kenya.

Muwaadiniinta Kenyaanka ah ee la masaafuriyay ayaa sidoo kale laga mamnuucay in ay dalka dib ugu soo laabtaan, waxaana ay ku wargelisay Hay’adaha kala duwan inay ka foogijnaadaan.

Muwaadiniin badan oo Kenyan ah ayaa ku sugan magaalada Muqdisho, kuwaasoo la shaqeeya hey’ado kala duwan oo badankood ka howlgala garoonka diyaaradaha iyo xerada Xalane.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...