Somaliland: Shirkada Isgaadhsiinta SOMTEL Oo Deeq Gurmad Abaaro Ah Ugu Deeqay

Date:

Shirkada Isgaadhsiinta SOMTEL Oo Deeq Gurmad Abaaro Ah Ugu Deeqay Meelo Ka Baxsan Dalka Somaliland Iyo Shacabka Oo Ka Mahad Celiyay

Shirkada Isgaarsiinta Somtel xarunteeda magaalada Muqdisho ayaa gar gaar u qeybisay qoysas danyar ah oo saameysay abaarta daran ee xiligan dalka ka jirta, waxa ayna qoysaskan kusoo barakaceen duleedka magaalada Muqdisho.

Shirkada Somtel ayaa rasahin isugu jira bur , Sokor, Bariis, iyo saliid waxa ay u qeybisay qoysas kusoo baraacay duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan halka loo yaqaan KM-13 , qoysaskan gar gaarka la gaarsiiyay ayaana ahaa kuwa ay ka muuqatay duruuf xoogan.

Maamulka Shirkada Somtel ayaa sheegay in ay sii wadayaan u gar gaarida dadka ay saameysay abaarta dalka ka jirta, waxa ayna tilmaameen in tani ay bilow u tahay howlaha gar gaarka ay shirkada ka qeyb qaadaneyso.

Qaar kamid ah qoysaskii gar gaarka la gaarsiiyay ayaa uga mahad celiyay Shirkada Somtel gurmadka ay u fidisay, waxa ayna ugu baaqeen Shirkadaha kale in sidan oo kale gar gaar lasoo gaaraan.

Shirkada Isgaarsiinta Somtel ayaa kamid ah Shirkadaha dalka ka jira, waxa ayna shirkada kaalin muuqata ka qaadaneysa u gar gaarida dadka ay waxyeeleysay abaarta ee ku dhaqan gobolada dalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...