Somaliland: Maxbuus Ku Xidhnaa Xabsiga Mandheera Oo Geeriyooday

Date:

Waxa dhawaan geeriyooday Marxuum ka tirsanaa maxaabiista ku xidhan xabsiga magaalada Mandheera. Wasiirka cadaaladda Axmed Faarax Cadare, ayaa shalay saxaafadda u xaqiijiyay geerida maxbuuskaas, wuxuuse ku dooday in maxbuusku muddo xanuunsanayay. Maxbuuska ayaa ahaa 29 jir, wasiirka oo ka hadlayaana wuxuu yidhi  “Maxbuuskaasi wuu xanuunsanayay, qofkii caafimaad qabay ayaa xataa, dhimanayay, maxbuuskaasi wuu xanuunsayayay, 29 jir ayuu ahaa, kormeer ayay wasaaradda cadaaaladda iyo wasaaradda caafimaadka iyo IRC kormeer ayay ku soo sameeyeen Mandhera iyo Hargeysaba, xaaladiisa way soo sheegeen inuu ninkaasi xanuunsanayo, waanay daweeyeen tallana way ka bixiyeen. xanuunkani xanuun ku raagay ayuu ahaa, dhakhtarka markii la keenayna dhakhaatiirtu way la tacaaleen, laakiin Alle haw naxariisto ee wuu geeriyooday.” ayuu yidhi Wasiirku.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...