Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Dalka Ku Soo Labtay

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Silaanyo oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Iyado Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyay 10.03.2017 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta ku soo laabtay Dalka ka dib safar uu ugu baxay 18-kii February dalka Uk, halkaas oo uu madaxweynuhu ku joogay fasaxisii sanadlaha ahaa.

Madaxweynuhu markii uu dalka ku soo laabtay waxa si balaadhan loogu soo dhaweeyey madaarka Egal International Airport, isagoo uga soo kicitimay dhinaca magaalada waxaana wadooyinka hareero tubnaa dadweyne ka mida shacbiga caasimada Hargeysa una diyaar ahaa soo dhawaynta madaxweynaha qaranka,isagoo madaxweynuhu u degay qaar ka mida dadkaasi lana hadlay, ugana mahadnaqay sida qiimaha leh ee ay u soo dhaweeyeen

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...