Guddoomiyaha xisbiga kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka xadhiga ka jaray xafiiska heer qaran ee garabka dhalinyaradda xisbiga kulmiye.

Guddoomiye Muuse Biixi ayaa waxa u tilmeemey ahmiyadda Garabka Dhalinyarad Xisbiga Kulmiye Uu Lahay Dalka Iyo Dadka

Comments

comments