Golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa ay maanta muddo kordhin u sameyeen doorashooyinka madaxtooyada , wakiilada iyo deeganada
Xildhibaanada ayaa waxaa ay go,aamiyeen in doorashadu madaxtooyadu dhacdo 13-12-2017 , golaha wakiiladuna 28-04-2019, golayaasha deegankuna 28-04-2019 halka doorashada guurtida ay ka dhigeen 28-04-2020