Somalia: Madaxweyne Farmaajo Oo Safar Ugu Bixi Doona Mid Ka Tirsan Dalalka Dariska La Ah Somaliya

Date:

Madaxweynaha dalka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in dhamaadka Bishan uu safar ugu baxo dalka Kenya , kaas oo noqon doona Safarkii ugu horeeyey ee uu madaxweynuhu ku tago mmid ka mid ah dalalka dariska la ah Somaliya

Sida ay warar xog ogaal ah Ilaysnews.com ka helayso Villa Somaliya madaxweynaha ayaa halkaasi u tagi doona si uu uga qeyb galo Shir ka dhici doona magaalada Nairobi oo Madaxda Urur Goboleedka IGAD kaga arrinsanayaan xaalada qaxootiga Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa xusid Mudan in dowladda Kenya ayaa horay u iclaamisay inay marti gelin doonto shir gaar ah oo Madaxda IGAD uga hadlayaan arrimaha qaxootiga

 

Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegay in la soo gaadhsiiyay casuumaada shirkan, iyada oo ay hore u jirtay martiqaad rasmi ah oo Madaxweynaha Kenya u fidiyay, markii uu u imaanayay caleema saarkiisa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...