Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa ka hadlay Mudaharaadkii lagu diidanaa Saldhigga Imaaraadku ku yeelanayo Berbera ee dhawaan ka dhacay Magaalada London.
Afhayeenku wuxuu Jaaliyadda Somaliland ee London ku amaanay in aanay ka qayb-gelin Mudaharaadkaasi oo ka dhacay Duleedka Safaaradda Imaaraadku ku leeyahay London