Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa waxa fadhigooda ay saaka yeelan doonan la soo hor dhigi doona muddo kordhinta loo sameynaayo xukuumada madaxweyne Siilanyo
Lama garan karo in marka la soo hor dhigo golahaaasi muddo kordhinta in isla maanta ba ay ka go,aan gaadhi doonan iyo in ay dood ka yeelan doonan oo ay dib u dhici doonto ka go,aan gaadhisteedu
Sidoo kale waxaa aad ay xisbiyadu uga cabsi qabaan in golahan oo xaq u leh muddo kordhinta xukuumadu ay ka badiyaan mudada ay kordhinayaan tii ay ku heshiiyeen xukuumada , xisbiyada iyo kominshanka doorashooyinku