Wasiir ka Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi oo Xaramka Kucibaadaysanaya Markii uu Faashil Kudhamaday Qorshe uu Rabay in uu kula kulmo Farmaajo.
Wasiir Maxamuud Xaashii oo Kuhungoobay Qorshe uu Rabay in uu Dalka Sucuudiga kula Kulmo Madaxwayne Farmaajo iyo Ujeedooniyinka uu kalaha Sida ay Xaqiijiyeen Warar Sugan oo ay Heshay saxaafaddu waxa Faashil iyo Hungo kusoo dhamaaday Kulan uu rabay Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi in uu Dalka Sucuudiga kulakulmo Madaxwayne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo kaas oo ujeedkiisu ahaa in uu Kabisleeyo Heshiisa Xukuumada Siilaanyo Saldhiga Milatari kusiisay Waddanka Imaaraadka Carabta
Heshiiskaas oo hore looga Saxeexay Madaxwaynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa ay Madaxtooyada Somaliland Doonaysay in ay Marlabaad Kaxaqiijiso Sugitaankiisa Madaxwaynaha Cusub ee Dhawaanta Loodoortay Somalia Maxamed Cabdillaahi Farmaajo,
Sida ay waraku sheegayaan waxa uu Maxamuud Xaashi Qorsheeyay kulana aan Guulaysan oo Magalada Barakaysan ee Makka Rabay in uu Kulan dhuumasho ah kulayeesho Madaxwayne Farmaajo balse Farmaajo ayaa Kulankaas kacudur Daartay.
Si kastaba ha aahto xubno ka tirsan Xukuumada oo Fool Eryay Saldhiga Milatari ee Magaalada Berbera laga siiyay Imaaraadka ayaa Guclo orad adag ugu Jirta sidii ay Taageero uga Helilahayd Madaxwaynaha Cusub ee Somalia.