War Deg Deg Ah: Mid Ka Mid Ah Madaxweynayaasha Maamuleda Soomaliyad Oo Imika Is Casiley

Date:

Waxaa hada si rasmi ah u shaaciyey in uu is casilay madaxweynihii maamul gobaleedka Galmudug  Cabdikariim Xussen Guuled .

Warqada is casilaada oo soo gaadhey xafiiska shabakada Wargane ee magaalada Moqdisho ayaa waxaa uu madaxweynuhu ku sheegay in maanta oo ay tariikhdu tahay 26.02.2017 uu go,aansadey in uu xilkaasi iska casilay
Dhawaan Ayey aheyd markii xildhibaanada baarlamaanka maamul goboleedka Galmudug shir aan caadi aheyn oo ay yeesheen ku sheegen in ay xilkii ka qaaden madaxweyne Cabdikariim Xussen Guuleed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...