Fadhi wada jir ah oo ay saaka yeedhen xildhibaanda labada golle baarlamaan ee Somaliland ayaa buuq iyo dagaal badan ka dib waa ay cod u qadeen heshiska Military ee dawlada imaaradka laga siinayo Berbera
Waxaa ogolaadey heshiiskan 144 xildhibaan
Waxaana diiday 2 xildhibaanwaxaana sidas ku ansaxay heshiiska Military ee dawlada imaaradka