Warar rasmi ah oo imika soo gaadhay xafiiska shabakadda wargane ayaa waxay Tibaaxayeen inay dhalinyaro ka cadhootay kiradii xafiiskii xaafada 150 ka oo laga bixin weyey markii xisbiga waddani lacag la,aani soo waajihiday inay iskaga yaacan
iyago ku sii jeeda dhan ka iyo xisbul xaakimka talada dalka haye ee xisbiga kulmiye hadaba wariye axmed oo goobta ku sugan ayaa soo sheegay inay xafiiskii xisbiga waddani kulaha loo bedalay xafiiska xisbiga kulmiye
wariye axmed oo Su,alo Ka Waydiiyey Sababta Ku Kaliftay Dhalinyaradda Xaafada 150ka Inay Iska xidheen xafiiska ayaa waxay ugu jawaaben hab Nidaamsan oo ay kaga jawaaban kiradii xafiiska ayay bixin wayeen