Somaliland: ” Qori Aynaan Laheyn Dalka Ma Iman Karo , Siyaad Bare na Manaan Ula Dagaalamin In Berbera Inan Yar Oo Carab Ahi Xukumo “..Muj Xassan

Date:

Muj Xassan Guure Jaamac gudoomiyaha madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka Somaliland waxaa uu si adag uga hadley saldhiga Military ee dawlada imaaradka laga siinayo magaalada Berbera oo maalinta bari ah madaxweynuhu kala hadli doonan fadhi wada jir ah oo laba aqal baarlamaan iskugu iman doonan.

Muddane Xassan Guure ayaa waxaa uu wacad ku maray in aanay bulshada Somaliland aqbali doonin in magaalada Berbera uu ka soo dego qori aynaan laheyn inagu isla markaana inan yar oo carab ahi uu Berbera xukumo , arintaasina aanay aheyn waxii ay siyaas bare ula dagaalameen

Sidoo kale Mujaahidku waxaa uu labada gole baarlamaan u soo jeediyey hadii ay lacag ku ansixiyaan iyo hadii aanay ku ansixinba in aanay marnaba go,aankaasi ama heshiiskaasi noqon doonin mid hirgala .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...