Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu gaashanka ku dhuftey Saldhiga Military ee dawlada imaraadku soo codsatey in laga siiyo magaalada Berbera .
Waxaaana uu maana xisbiga Waddani arintaasi ka soo saarey warqad laba bog ah oo ay ku qoran tahay mawqifka xisbiga ee arintaasi .
Maxamed Cabdilaahi Uurcade oo go,aanka xisbigu ka soo saarey warbaahinta u akhriyey waxaa uu mid mid u taxay dhibaatooyinka ay Somaliland ka dhaxali karto hadii Saldhigaasi loo ogolaado dawlada Imaraadka