Somaliland: “Ninka Doorasho Ku Deg Degayaa Waa Nimaan Dalkaba Hoos U Eegin” Xaaji Cabdi-waraabe

Date:

Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe), oo ka mid ah Golaha Guurtida Somaliland,  ayaa ka hadlay Doorashada iyo Abaaraha taagan, waxaanu sheegay in aanay wakhtigan suurtagal ahayn inay Doorashadu dhacdo, madaama abaar lagu jiro, waxaanu sheegay in cida doonaysa Doorashadu inay wakhtigeedii ku dhacdo inay tahay cid aan dalkaba u tudhayn.

Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe), oo Warbaahinta la hadlaya ayaa sidoo kale sheegay in Xisbiyada looga baahan yahay inay ku heshiiyaan wakhtiga dambe ee ay Doorashadu dhacayso, waxaanu yidhi isagoo arintan ka hadlaya“Mudada ILLAAHAY baa dib u dhigay, waayo abaar bahal la yidhaah baa inagu dhacday, haddii uu maanta da’o, dadku lix bilood iskuguma iman karo, Adhig meel, Halihii meel, Xaaskii meel, waa la kala lumay, ninka Doorasho ku deg degayaa waa nimaan dalkaba hoos u eegin, waxaan leeyahay ha hubsadeen, ha la hubsado Doorashada, halka la dhigaayo iyo mudada ay noqonayso, heshiis iyadoo lagu yahay oo khilaaf jirin ha la heshiiyo, ILLAAHAY baa dib dhigaye, wakhtiga ay noqonayso ha lagu heshiiyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...