Waxaa goor dhaweyd soo dhamaadey kulan ay fooda isku dareen saddex xisbi qaran ee Somaliland iyo kominshanka Doorashooyinku
Kulankaasi ayaa markii uu soo dhamaadey waxaa faafaahin ka bixiyey saddex gudoomiye xisbi waxaan ay sheegen in ay xisbiyada mucaaridku ay warqad ay ku codsanayaan muddo kordhin 6 bilood ah u gudbiyeen kominshanka
Sidoo kale xisbiga Kulmiye ayaan warqadaasi codsiga muddo kordhinta ah kula socon laba xisbi mucaaridka isla markaana waxaa uu isagu u soo jeediyey in nidaamka sharciga loo raaco waxaa laga yeelaayo abaaraha iyo doorashoyinka isku soo beegmay