Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaaw axaa uu qodob qodob u dul istaagey ujeedka uu daarna kulan ay saaka fooda isku dareen xisbiyada qaranka Somaliland iyo gudida doorashooyinku .
Muddane Ciro waxaa uu sheegay in xisbiyada mucaaridku iyaga oo mideysan o u arkeen in wakhtiga ugu yar ee abaarta dalka ka jirta lagag bixi karo in ay tahay 6 bilood isla markaana ay codsigaasi u gudbiyeen gudida doorashooyinka , xisbiga kulmiye na arintaasi ku kala aragti duwanaadeen