Somalia: Xildhibaankii Ugu Horeeyey Ee Matali Doona Gobalada Waqooyi Oo Ku Guuleystay Kurisga Aqalka Sare + Magaciisa Iyo Codadka Uu Helay

Date:

Mid ka mid ah musharaxiintii u tartamaayey xubnaha aqalka sare ee dalka Somaliya ayaa hada ku guuleystay kursigii ugu horeeyey

Musharaxan ayaa ah Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib waxaana u goor dhoweyd ku guuleystay Kursigii u horeeyay ee Aqalka Hoose xubnaha ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland, kaddib doorasho ka dhacday Xarunta Gaadiidka Booliska.

Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa helay 47 cod, halka Musharax la tartamayay Axmed Ismaaciil Xuseen uu helay 4 cod.

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada, isagoo sheegay inay dhacday doorasho hufan.

Maxamed Cumar Carte oo ka hadlay guushii uu gaadhay waxaana uu u mahad ergooyinka doortay, waxaana uu ammaan u jeediyay howsha ay hayaan guddiga doorashooyinka iyo Ciidamada Amniga.

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ayaa sheegay in doorashada xubnaha ka soo jeeda Somaliland lagu qabanayo Xarunta Gaadiidka Booliska, isagoo si kulul uga jawaabay hadalkii Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid ee ahaa in Xalane lagu qabto

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...