Liiska 31 Xubnood Oo Reer Somaliland Ah Oo U Tartamaya 11 Kursi Oo Aqalka Sare Ee Baarlamanka Dalka Somalia Ah

Date:

Dawladda Somaliya ayaa baahisay 31 xubnood oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, balse iyagoo aaminsan mabda’a federaalka ka qayb galaya tartanka doorashada aqalka sare ee baarlamaanka Somaliya.

Tartamayaashan ayaa waxaan ku jirin liiska gobalka Sool, waxaana 31-ka ruux laga doonayaa inay ka soo dhex baxaan 11 xubnood, ka dib marka ay tartanka codaynta galaan. Liiska waxa soo saaray Guddi ay dawladda Somaliya samaysay oo loogu yeedho guddiga fulinta doorashooyinka dadban ee u gaarka ah Somaliland.

31-ka xubnood ee tartamaya ee dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland ayaa kala ah:

Gobolka Hargeysa Kursiga Koowaad

  1. Maxamuud Jirde Xuseen,
  2. Cabdi Xaashi cabdillahi,
  3. Axmed Mahad Cumar

Kursiga Labaad

  1. Muxiyadiin Sheekh Cali,
  2. Maxamed Sheekh Ibraahim

Kursiga saddexad

  1. Mustafe Maxamed Qodax
  2. Layla Axmed ismaaciil

Gobolka Togdheer Kursiga Koowaad

  1. Muno Cumar Xasan,
  2. Deeqo Maxamed Saalax

Kursiga Labaad

  1. Cabdirasaaq Axmed Cali,
  2. Cabdixakiim Ibrahim Nuur

Kursiga saddexaad

  1. Ibrahim Adan Maxamed,
  2. Cabdikariim Maxamed Xasan,
  3. Jaamac Axmed Rooble,
  4. Jaamac Axmed Rooble.

Gobolka Awdal Kursiga Koowaad

  1. Xuseen Ceelaabe Faahiye,
  2. Maxamed Aadan Waaberi,
  3. Cabdillahi Max’ed Sacad

Kursiga Labaad

  1. Hodan Abuukar Xasan,
  2. Zainab Jaamac Rooble.

Kursiga saddexaad

  1. Faysal Xuseen Daahir.
  2. Ibraahim Maxamuud Xaddi.

Gobolka Sanaag Kursiga Koowaad

  1. Cumar Maxamed Adan (Qaadi)
  2. Saalax Axmed Jaamac,
  3. Maxamuud Axmd Ismcil
  4. Nuura faarax Jaamac.
  5. Caasha Axmed cabdalla

Kursiga Labaad

  1. Maxamed Cabdi Xayir (Maareye)
  2. Maryan Axmed Maxamed
  3. Faarax Jaamac Guuleed
  4. Cabdillahi Xayir Ducaale

 

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...