Somaliland: Dhalin Yarada Ku Midawday Ururka Xiis Iyo Maydh Oo Taageero Buuxda U Muujiyay Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi

Date:

Dhalin Yarada Ku Midawday Ururka Xiis Iyo Maydh Oo Taageero Buuxda U Muujiyay Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi URUR KA MID AH URURADA SOMALILAND OO DHALINYARO FARA BADAN KU MIDOOBEEN OO LA YIDHAAHDO URURKA DHALINYARADA XIIS IYO MAYDH AYAA WAR MURTIYEED AY SOO SAAREEN KU TAAGEERAY MUSHARAX MUUSE BIIXI CABDI IYO WAX QABADKIISA IYO WALIBA TAAGEERO IYO AMAAN AY U MUUJIYEEN BOQOR BUUR MADAW

BOQOR OSMAN AWMAXAMU DBUURMADAW++++++++++++

 

@boqorkaa cismaanee brjiga iyo kalsoonida ilaahay ku beeree

@beeshayda guunkaa laga beeray dabadeed

@allahayow balaayiyo wax naftiis baryeeliyo

@xaasidiin ha ku beeginoo

@cadawgiisa bariiji

@bulbullow nin libaaxiyo boqor weeye gob ah

@ qarankeenana baantoo cillad oo dhan ka biiya

@baarqab weeye cajiib ah

@hadii uu gar bilaaboo hadalka u baxana

@ilaah waa baray oo kama baydho godkiisa

@sharka aadmi bilaabiyo

@allahayow balo oo dhan

@boqorkaa ka ilaali

 

DUNIDA WAXAYNU DHEERNAHAY BOQOR BUUR MADAW WAA INAYNU QOFKEENA QIIMMAHA LEH SHEEGNO OO DADKA KA TILMAANO HADII KALE WAXBA NOQON MAYNO WUU QALMAA IN LAGU FAANO OO LA QAADAA DHIGO OO LOO DUCEEYO

HADII AANU NAHAY XUBNAHA IYO SARAKIISHA URURKA DHLINYARA EE LA MAGAC BAXAY XIIS IYO MAYDH WAXAANU KU BAAQAYNAA QORAALKAN OO AANU SI MIDAYSAN KUSOO SAARNAY WAAXAANU U DHIGANYAHAY SIDAN SOO SOCOTA

1:IN LA QIRO OO MANDAQADDA GEESKA AFRIKA WAX LAGA WAYDIIYO BOQOR OSMAAN BUUR MADAW LOONA OGAADO INUU YAHAY SHAQSI MACQUULA OO LAGU DHAADAN KARO TALADIISANA LAGU MEELMARAYO

2:IN SI MIDAYSAN OO AAN LOO KALA HADHIN LOOGU GURMADO ABAAARAHA BAAHSAN EE DALKEENA KA JIRA OO QOF WALBA WAAJIB KU AH

3:IN SI BILAA SHURUUDA LOO DOORTO MUJAAHID MUUSE BIIXI CABDI OO AAN LOO KALA HADHIN SIDII CODKA LOO SIIN LAHAA XISBIGA KULMIYE IYO MUSHARIXIINTIISA WAA HADII LOO DANAYNAYO DANTA QARANKA IYO SHACABKA KU DHAQAN JAMHUURIYADDA SOMALILAND

4:IN LAGA HORTAGO WAX ALLEELE WIXII AMNIGA DALKA CAQABAD KU NOQONKARA MAADAABA AYNU LEENAY CADAW FARA BADAN OO INOO DIIDAN INAYNU WAX NOQONO OO DUNIDA LA TARTANO

5:INAYNU SAMAYNOURURO KA SHAQEEYA QIIMAYNTA TAYADA HALDOORKEENA SIDA SIYAASIYIINTA IYO MADAX DHAQAMEEDKA IYO DHALINYADA SI MARKAA KUWA HORMUUDKA AH EE UGU KARTIDA IYO FIRFIRCOONIDA BADAN LOO SIIYO DHIIRI GALIN IYO BILAD SHARAFYO

 

+++++++++++++XUBNAHA URURKA DHALINYARADA XIIS IYO MAYDH++++++++++++++++++

1.SULDAN ABDILADIIF MOHAMED NOUR{GUDOOMIYE}

2. DR:IBRAHIM DUBBE DUBBE{AFHAYEEN}

3.IID DAROOR CALI DHAWAAQ{GUDOOMIYE XIGEEN}

4.NUUX MAXAMED CAYDIID{XOGHAYN}

5.KAYSE DEIRIE IGE {XUBIN}

6.BASHIIR HASSAN ILMI{XUBIN}

7.ABDIRAZAK HUSSEIN FARAH{XUBIN}

8.AHMED SULAIMAN ADAN{XUBIN}

9.ABDI HAFID MUUSE ABOKOR{XUBIN}

10.ABDIRISAK HASSAN BILE{XUBIN}

11.AHMED MOHAMOUD OSMAN{XUBIN}

12.JINAW AWIL YUSUF{XUBIN}

13.HINDA CABDILAAHI{XUBIN}

14.S,A,DIA ALI{XUBIN}

15.RAHMA MUUSE{XUBIN}

16.FOSIYA HASSAN DIRIR{XUBIN}

17.AMINA QASIM{XUBIN}

18.ESSA HUSSEIN ILMI{XUBIN}

19.AHMED ELMI HILANE{XUBIN}

20.ABDINASIR AADAN{XUBIN}

21.ABDI NAJAX{XUBIN}

IYO 123 XUBNOOD OO KALE URURKA WAXA LA SMEEYEY SANADKII 2006 DII

ALLAA MAHAD LEH

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...