Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa beeniyay warar sheegaya inay luntay qayb ka mid ah sanaaduuqdii Diwaangalinta Codbixiyayaasha Doorashooyinka Somaliland.

Guddoomiyaha Komishanka Cabdiqaadir Iimaan Warsame, ayaa ka sheegay inaanay waxba ka Jirin wararka sheegaya inay luntay Xogtii Komishanka.

Comments

comments