Daawo Sawirada :- Diyaarad Dab Ku Qabsaday Garoon Ku Yaala Dalka Mareykanka Xili Ay Halkaasi Ka Duuleysay .

Date:

Diyaarad nooca rakaabka qaada  ah oo ay leedahay Shirkada Diyaaradaha ee American Airlines ayaa dab qabsaday xili ay diyaaradu  ka duuleysay garoonka diyaaradaha O’Hare Airport ee magaalada Chicago

Diyaaradan oo nooceedu ahaa American Airlines Flight 383 ayaa siday rakaab gaadhaya 161, waxaayna diyaaradan kusii jeeday magaalada Miami gobolka Florida ee dalka Mareykanka.

Duuliyaha diyaarada ayaa dareemay in cilad ay ka jirto mid kamid ah matoorada Diyaarada, waxaana uuna ku wargaliyay rakaabka in ay cilad jirto , diyaarada ayaana markii dambe dab ka kacay iyada oo garoonka taagan.

Ma jiraan qasaare ka dhashay dabka ka kacay diyaaradan marka laga reebo dhoor qof oo naqaska uu ku dhagay , waxaana dadkaasi naqasku uu ku dhagay la dhigay isbitaalo xaaladooda caafimaad lagu daweenayo.

Rakaabkii diyaarada saarnaa ayaa farxad badan dareemay kadib markii ay ka bad baadeen shilkan ,waxa ayna isugu hambalyeeyay in ay yihiin dad nasiib badan, waxaana hada socda baaritaano lagu ogaanayo cilada diyaarada qabsatay.

d1-1 d2-1 d3-1 d4

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...