Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama) ayaa ka hadlay inuu u sharaxanyahay jagada Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo olole balaadhan ay ugu jiraan siyaasiyiin tiro badan oo ka soo jeeda Beesha Bariga Burco. Xildhibaan Maxamed Cali oo arrintaas ka hadlaaya

Comments

comments