Khudbadii uu Madaxmed Biixi Yoonis ka jeediyay Munaasibadii Midawga Garabka Isbahaysiga KULMIYE iyo Xisbiga WADDANI, ayaa noqotay mid siweyn u soo jiidatay rayi caamka ummadda Somaliland, waxana khudbadaas Maxamed Biixi Yoonis oo dadweynaha Somaliland gude iyo debadba la dhaceen ay ahayd mid tariikhda gashay.

Haddaba khudbadaas oo dadbadan ku xidhan Shabakada wararka ee Somalilandtoday.com ay ka codsadeen in iyadoo dhammaystiran loogu soo celiyo

Comments

comments