Wax Ka Baro Cuntooyin Ka Qayb Qaata Quruxda Ilkaha.

Date:

Dad badan ayaa ku dadaala sidii ay had iyo jeer ilkahoodu u cadaan lahaayeen, oo ay uga biin lahaayeen midabka hurruuda ah ee hadheeya cadaanka ilkaha, waxaanay dadkaasi had iyo jeer la xidhiidhaan dhakhtarka ilkaha, kaasoo ay ka qaataan dawooyin u soo celiya ilkahooda cadaankii hore ee ay lahaayeen.

Balse, dhakhaatiirta ilkaha adduunka waxay kula taliyaan dadkaasi inay isticmaalaan noocyo ka mida khudaarta oo ay sheegeen inay u fududaynayaan inay illaaliyaan cadaankii ay ilkuhu lahaayeen, jarriidada Froendin ee ka soo baxda dalkaasi Germany ayaa soo daabacday warbixin ay qaar ka mida dhakhaatiirta ilkaha ee adduunku ku soo bandhigeen noocyo ka mida khudaarta aynu cuno oo faa’iido u leh ilkaha oo kala ah Tufaaxa, Cannaniska iyo Kaarootka, kuwaasi oo ka qayb qaata illaalinta iyo nadaafada ilkaha qofka, waxa aanay khudaartaasi ka baa’bisaa ilkaha dhamaan wixii midaba ee kale sida midabka ku yimaada ilkaha dadka sigaarka cabba.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...