War Deg Deg Ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Oo Cod Gacan Taag Ah U Qaadey Kala Qaadistii Uu Madaxweyne Siilanyo Ku Sameeyey Labada Doorasho.

Date:

Fadhigii ay saaka yeesheen  mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland  oo uu shir gudoominaayey gudoomiye ku xigeenka golahaasi ayaa waxaa ay cod gacan taag ah u qaadeen kala qaadistii labada doorasho ee madaxtooyada iyo wakiilada ku sameeyey madaxweyne Siilanyo

Fadhiga saaka oo ay ka soo xadireen 59 muddane ayaa waxaa ogolaadey kala qaadistaasi 52 muddane waxaa diiday5 xildhibaan gudoomiyuhuna muu codeyn sidaasna waxaa  ay xildhibaanadu ku meel mariyeen kala qaadista labada doorasho

Gudoomiye ku xigeenka golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax oo isagu shir gudoominaayey fadhigan saaka   oo waraabinta la hadley waxaa uu sheegay in go,aankooda maxkada sare loo gudbin doono isla markaana muddo kordhinta golaha wakiilada loo sameynaayo mudada ay noqon  doonto ay go,aan ka gaadhi doonan golaha guurtidu

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...