Somaliland: Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Cisbitaalka Ku Booqday Muj. Ooto Biixi Oo Xanuun U Jiifa.

Date:

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa shalay Cusbitaalka Edna ku booqday Siyaasiga Maxamed Biixi Caalin (Ootto), oo toddobaadkii u dambeeyay u jiifay Xaalad Caafimaad.

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Cirro waxa uu IIIaahay uga baryay innuu Caafimaad sarreecana siiyo Mujaahidka Ootto Biixi oo ka mida Odayaasha Somaliland, waxaannu sheegay inay Xisbi ahaan wixii taageero buuxda la garab is taagi doonnaan.

Waxa kale, oo uu sheegay Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), in Xisbigiisu uu gacan wayn ka gaysan doonno sidii Maxamed Biixi Caalin loogu qaadi lahaa magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya, si halkaas loogu soo daaweeyo Xaaladdiisa Caafimaad oo sida Dhakhaatiirku sheegeen u baahan Cusbitaallada waa wayn ee dalalka aynu jaarka nahay ee Ethiopia iyo Djibouti oo kale.

Sidoo kale, Siyaasiyiin kala duwan iyo Asxaab tiro badan ayaa maanta ku booqday Cusbitaalka Adna Siyaasiga Maxamed Biixi Caalin oo xaalad Caafimaad u yaalla Cusbitaalkaas.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...