Odayaasha dhaqanka gobolada galbeedka Somaliland ayaa ka digay in diwaan-galinta laga bilaabo lixdii goobood ee deegaanka Lughaya.

Madaxadhaqameedka Gobolka Awdal ayaa Shaaciyay inay ka soo horjeedan Warka Wasiir ku Xigeenka Aminga Somaliland uu kaga dhawaaqay in Doorashadu ka dhacayso Deeqaaganadda Waqooyi Hargeisa