Somaliland: “Berberi Way Dhaqaaqday Dibna U Noqon Mayso Waxba Ha Soo EeginMaamulka Muqisho” Cali Guray

Date:

Mujaahid Cali Gurey, guddoomiye kuxigeenka saddexaad ee xisbiga UCID ayaa ka hadlay hadal ka soo yeedhay dawladda Somalia oo ku saabsan heshiiska dekedda Berbera, war qoraaal ah oo uu Cali Gurey ku baahiyey bogiisa ayaa u dhignaa sidan:
Walee reer aan ogahay ma guuro. Somaliland caawa ma jiro war ka wayn Muqdisho ayaa hadashay oo ka hadashay Heshiiskii DP World ee Aqalka Hoose ee Baarlamanka Somaliland ansixiyay. Bal waxa war la inooga dhigayo eega.

Sharciga Hargaysi waa sharci darrada Muqdisho waayo waxay ku riyoonayaan in Hargaysa Xamar laga daaro oo runta ayay is diidsiinayaan beentana waxay ka dhiganayaan ANTI PAIN. Lakiin waxan la yaabanahay kuwa aan intaa waxba ku fahmin ee weliba ka dhiganaya war ay ku diirsadaan inagana doonaya inaynu u aragno warka Xamar bishaaro ee inaga sugaya in aynu bil khayr nidhaahno.
Kuwa reer Berbera ee durbaanka beenta ah loo garaacayo ee hiilka u qaadanaya waxan leeyahay Berberi way dhaqaaqday insha Allah hore ayay u sii socon dibna u noqon mayso

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...