War Deg Deg : Laba Qarax Oo Lagu Weeraray Xarunta Dambi Baarista ( CID) Ee Magaalada Moqdisho

Date:

Laba qarax oo waa weyn ayaa goor dhoweyd  lagu weeraray xarunta dambi baadhista Ciidamada Booliska ee CID, iyadoo qaraxyada ay saameeyeen inta badan dhismaha xarunta.

 

Xarunta CID-da oo ku taal nawaaxiga Isgosyka KM4, kuna dhow Hotelka Saxafi ayaa dad goob joogayaal ay sheegeen in qaraxa hore lagu dhuftay afaafka hore ee xarunta.

Qiic iyo uuro oo cirka isku shareeray ayaa laga arkayay goobo fog fog, waxaana jira khasaarooyin ka dhashay qaraxyada.

Qaraxyada kadib ayaa la maqlay rasaas xooggan, saraakiisha dowladda ayaa sheegay inay toogteen dabley hubeysan oo dooneysay inay gudaha xarunta u soo galaan.

Wakaalada wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in xaalada ay tahay mid degan, isla markaana ciidamada ay toogteen kooxihii hubeysnaa ee isku dayay inay galaan gudaha xarunta, kadib qaraxa marka uu dhacay

Xarunta CID-da ayaa ah goob lagu xidho dadka lagu soo qabto howl galada iyo kuwa dambiyadooda la baadho, ka hor inta aan xabsi iyo maxkamad loo gudbin.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...