Kenya oo Doonaysa Inay Somaliland Keento Jaadka Miirooga, Kulamo ay la yeesheen Madaxda Qaranka iyo Wasiirka arrimaha Dibada oo faahfaahin ka bixiyay Qodobadii laga wada hadlay

Date:

Iyadoo dawlada Kenya suuq u raadinaysa Jaadka Miirooga ee kasoo baxa dalkeeda ayaa waxaa todobaaddkii Hore kulamo kala duwan magaalada Hargeysa ku yeeshay wafti ka socda dawlad Kenya iyo Masuuliyiinta Xukuummada Somaliland.

Madaxwaynaha Somaliland ayaa kulan la qaatay Xildhibaano iyo masuuliyiin ka socda dawlada Kenya kuwaasi oo ka wada hadlay sidii Jaadka Miirooga loo keeni Lahaa Somaliland kadib markii Dawlada Engiriisku iska joojisay Jaadka Kenya.

Wasiirka arrimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire, oo maanta warbaahintu wax ka waydiisay ujeed weftiga ka socda dawlada Kenya ayaa sheegay “ Waftigaasi waxay u socdeen sidii ay suuq ugu heli lahaayeen Jaadka Miirooga ee ay soo saaraan, dawlada waliba waxay soo saarto suuq ayay u raadisaa”Ayuu yidhi Sacad Cali Shire waxaanu intaasi ku daray “ Heshiis lagama gaadhin kulamadaas”

Wasiirka arrimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire waxaa uu sheegay in waftigaasi ay ka wada hadleen ictiraafka Somaliland oo ay kulamo kale la yeelan doonaan.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...