Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la filaaya inuu safar ugu baxo waddanka Turkiga.
Lama shaacin xubnaha ku wehin doona Madaxweynaha Safarkaas, iyo u jeedada rasmiga ah ee uu daaranyahay balse sida warar ku dhaw-dhaw socdaalka Madaxweynaha oo lagu kalsoon yahay ku heshay Shabakadda wararka ee Somalilandtoday.com, waxa la filaaya inuu safarka Madaxweynuhu dalka kaga baxaayo qaato muddo 11-cisho ah.
Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo wali aanay Xukuumaddu si rasmiya faah faahin uga bixin,