Somaliland: Sheekh Aadan Sune Oo Saaka La Soo Hur Joojiyay Maxkamada Gobolka M/Jeex Iyo Dacwada Lagu Soo Ugay

Date:

Waxa saaka maxkamada gobolka maroodi-jeex la keenay sheikh Aadan Sunne oo kamid culimada magaalada hargeysa taas oo saaka dhagaysiga dacwaadaasi ka bilaabmatay maxkamada.

Waxaana markii saaka maxkamadda la keenayay Sheekha wadooyinka magaalada iyo agagaarka maxkaada gobolkaba la soo dhoobay ciidamo tiro badan kuwaasi oo aan ogalayn in gaadiidku hor maraan maxkamada isla markaana aad u adkeeyey amaanka maxkamadda, sidoo kalena waxaanay ciidamadani ogalayn in warbaahintu ay gudaha u gasho maxkamadda.

Sheekh Aadan Sunne ayay dhawaan ciidamada RRU-du kala baxeen gurigiisa xilli habeenimo ah ayaan ilaa hada la garanayn dacwada loo haysto sheikh wallow ay jiraan warar kala duwan oo kasoo baxaya dacwadiisa oo ah in sheikha loo haysto muxaadiro uu jeediyay oo ku saabsan jihaadka sidoo kalena waxay wararku sheegayaan in loo haysto arimo la xidhiidh diiwaangalinta codbixiyayaasha oo uu ka hadlay.

Ilaaa hada ma lama garanayo dacwada loo hayso Sheekh Aadan Sunne balse waxa la filayaa inay goordhaw faahfaahin kasoo baxdo.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...