Somalia: Madaxweynaha Maamulka Muqdisho oo kulan la qaatay ergeyga gaarka ah ee Museveni.

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaaatay Ambassador James Baba oo ah ergeyga gaar ah oo ka socday madaxweynaha dalka Uganda ee Museveni.

Kulanka ayaa ka dhacay xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho.

Mudane Xasan Sheekh maxamuud  iyo ergeyga ayaa ka wadahadley arrimaha dib u dhiska ciidammada Soomaaliya, doorashooyinka ka dhacaya dalka sannadkan iyo dhinacyada kala duwan ee labada dal ay iska kaashan karaan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhambaal qoraal ah ka helay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda Yoweri Kaguta Museveni, kaasi oo soo gaarsiiyey Ambassador James Baba.

Dhambaalka ayaa ku saabsanaa sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga labada dal ayaa waxaa Madaxweynaha soo gaarsiiyay Ambassador James Baba oo ah ergey gaar ah oo ka socday Madaxweyne Museveni.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ergeyga ka codsadey inuu salaan iyo mahadnaq ka gaarsiiyo Madaxweyne Yoweri K. Museveni iyo shacabka Uganda sida ay mar walba u garab taagan yihiin Soomaaliya.

xasan-1-1 xasan-2-1

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...