Somaliland: Wasiirka Arrimaah Dibada oo Sheegay in lacag 15 Milyan oo Dollar Imaaradku Xaqul qali u siiyeen.

Date:

Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay Heshiiskii dhex maray Somaliland iyo Imaaradka Carabta ee ay ku kala saxeexden Dib u dhiska Dekeda Berbera.

Wasiir Sacad oo saaka ku soo laabtay dalka ayaa sheegay in Dawlada Imaraadku siisay Somaliland lacag xaqulqalin ah oo gaadhaysa 15 Milayn oo Dollar, waxanu sheegay in lacagtaasi lagu tallo galay in dekeda Berbera loogusoo iibiyo Xadhka soo jiida Maraakiibta caalamiga ah.

Wasiir Sacad waxa kale oo uu ka jawaabay in Ganacsade Cabdiraxman Boore uu ahaa Masuulkii Fududeyey heeshiska Imaaradka iyo Somaliland basle waxa uu tilmaamay in uu Cabdiraxman Boore ay ku kulmeen Hutel ku yaalla Dubia balse aanu heshiiska Fududeeye ka ahayn.

Wasiir Sacad waxa kale oo uu sheegay in shaqaalaha dekedu sidooda ahaanaya oo aana la bedelayn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...