Boobe Yusuf Ducaale Oo Sheegay Inay Xukumaddu Ku Fashilantay Siyaasada Arimaha Dibadda Uguna Baaqay Inay Joojiso Wada Hadalada Ay La Furayso Dawlada Somaliya
Siyaasi Boobe Yusuf Ducaale oo manta shir jaraa’id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa waxa uu dhaliilo xoogan usoo jeediyay xukumadda Somaliland, isaga oo sheegay inay ku fashilantay siyaasadda arimaha dibada.
Dhanka kalena Boobe Yusuf Ducaale waxa uu xukumadda ugu baaqay inay joojiso wada hadalada ay la furayso dawlada somaliya taasi oo uu sheegay inay wax u dhimayso qaranimada Somaliland.
Somaliland ma matallo wasiir balse hadafkoodu waa hadaf shacabeyadeed
Wax shacabka ka go.an
In ay ku noolaadaa dowlada xor iyo icitiraaf haysta marna shacabku ma yeelayo midowgii lagu hungoobay