Xukumadda Somaliland Oo Dib U Celisay Gaadhigii Uu Lahaa Madaxwayne Ku Xigeenka Maamulka Puntland Ee Uu Darawalkii Waday Afduubka Kusoo Galiyay Somaliland+Sawiro

Date:

War hada soo gaadhaya xafiiska warqabadka shabakada wararka Ramaasnews ayaa sheegay in xukumadda Somaliland ay dib u celisay gaadhgiii uu lahaa madaxwayne ku xigeenka maamulka Puntland ee uu dhawaan darawalkii waday afduub kusoo galiyay Somaliland.

Gaadhigan oo muddo dhawr casho ahba ay gacanta ku hayeen ciidamada qaranka Somaliland ayaa waxay wararku shegayaan in ay ku wareejiyeen ciidamadu saraakiil ka socota dhanka maamulka puntland.

Waxaana gaadhigan ay masuuliyiinta ka socotay labada dawladood ay kula kala waregeen xadka u dhaxeeya dawladaha Somaliland iyo puntland.

Kahor intii aan la wareejin gaadhiga ayaa waftigii ka socday dawlada Somaliland ay saraakiishii ka socotay maamulka puntland ay kala hadleen cabasho uu sheegtay darawalkii waday gaadhiga oo ah inaan wax mushahar ah la siin muddo ku siman laba sanno iyo badh.

Darawalkii madaxwayne ku xigeenka maamulka puntland ayaa isagu sheegay inay sababta uu gaadhiga usoo afduubay ay tahay kadib marki aan wax mushahara la siin muddo laba sano iyo badh waa sida uu sheegaye.

Gabagabadiina talaabadan ay qaatay xukumadda Somaliland ayaa ah talaabo kor u qaadaysa wada shaqaynta iyo ilaalinta nabadgaliyada dawlada Somaliland iyo maamulka puntland.

2-84-740x493 1-188-740x494 3-75-740x493 4-59-740x493 5-45-740x493 6-43-740x493
Ramaasnews

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...