Somaliland: Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Iska Diinwaangaliyay Xarunta Shaqaalaha Dawladda Oo Kamid Ah Goobaha La Dhigay Diiwaangalinta+Sawiro

Date:

faysa Cali Waraabe Tallow Yuu Cudaynaya Hadu Jamaal Noqdo Musharax Xisbiga?

Diiwaangalinta codbixiyayaasha ayaa waxay saaka si rasmi ah uga bilaabmatay guud ahaanba gobolka maroodi-jeex. .

Waxaana Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ay Wehelinayeen qaar ka mid ah saraakiisha sare ee Xisbiga Ucid ay  iska soo diinwaangaliyeen Xarunta Shaqaalaha Dawladda oo iyadu kamid ah goobaha la dhigay sanduuqa diiwaangalinta.

Gudoomiyaha ayaa markii uu isasoo diinwaangaliyay Warbaahinta Kula hadlay afaafka hore ee Xarunta waxaanu sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in uu maanta is diinwaangaliyo .

Sidoo kale Gudoomiyuhu wuxuu sheegay in hakintii ay hakiyeen Diinwaangalina ay keentay in Raxmaadkii roobku inoo da’o .

Gudoomiyaha ayaa carrabka ku adkeeyay muhimadda ay Diinwaangalintu u leedahay dhismaha Dawladnimo, isagoo ka digay Qabyaaladda oo uu sheegay in ay tahay wax xun oo dib u dhacc keenta , dawladnimada khattar ku ah .

Ugu danbeenti warbaahinta oo wax ka waydiisay saadaasha uu ka bixinayo Doorashada iyo Rajjada Xisbigiisa Ucid, ayaa waxaa uu Gudoomiyuhu sheegay in sannadkani yahay sannadkii Xisbiga Ucid talada dalka qaban lahaa .

1-191 2-86 5-47 6-45 8-36S

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...