Somaliland: Garyaqaankii Guud Ee Somaliland Oo Isaga Oo Dalka Ka Maqan Xilkii Iska Casilay.

Date:

Garyaqaanka guud ee Qaranka Somaliland Ibraahim Iidle Saleban, ayaa si rasmi ah iskaga casilay xilkii

Ma jiro war rasmi ahi, laakiin ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay in garyaqaanka guud isagoo dalka ka maqan uu xalay madaxtooyada Somaliland soo gaadhsiiyay warqad istiqaalad ah oo uu Madaxweyne Siilaanyo ku soo hagaajiyay,taas oo uu kaga dalbaday inuu ka aqbalo go’aanka uu shaqada kaga tagay.

Garyaqaanka guud oo arrimo u gaar ah dalka dibadiisa ugu maqnaa, ayaa wuxuu Madaxweyne Siilaanyo bishii December ee kal hore  xilkiisii si ku meelgaadh ah ugu sii dhiibay masuul kale oo hore u ahaa agaasimaha guud ee wasaaradda daakhiliga Mr. Cabdisamad Maal. Ma jiro wax war ah oo ay madaxtooyadu ka soo saartay is casilaadda masuulkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...