Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray “Aadan Siiro” ayaa khudbadii salaada Jimcaha ee maanta ku tilmaamay cidda iska leh masuuliyadda dhalinyaradii tahriibayaasha ahayd ee ku haligantay badda u dhaxeysa wadamadda Masar iyo Talyaaniga. Daawo khudbadii sheekha ee maanta oo dhameystiran:
Daawo Sh Aadan Siiro Oo Tilmaamay Cidda Iska Leh Masuuliyadda Caruurta Ku Le’atay Badaha Dhexdooda.
Date: