War Deg Deg Ah Doon Kale Oo Siddey In Ka Badan 200 Muhaajiriin Oo Ku Qarqoontey Xeebaha Dalka Talyaaniga

Date:

sku biimeynta badaha waaweyn ayaa maalmihii ugu dambeeyey ku soo kordhaya warbaahinta caalamka.

Doon siddey muhaajiriin u sii jeeddey dalka Talyaaniga ayaa habeen hore saq badhkii shaley ku qarqoontey badda Mediterranea-ka,doontan ayaa siddey in kabadan 200 muhaajiriin ah,kuwaasi oo ka soo tahriibey xeebaha dalka Liibya.

Dadkan ayaa dhalasho ahaan ka soo kala jeeddey waddamada Sudaan,Itoobiya iyo Somaaliya.

Qof Soomaaliya oo ka soo badbaadey doontan qarqoontey ayaa laanta afka Soomaaliga ah ee BBC-da u sheegey inay dhinteen boqollaal qof oo ay isla socdeen ayna qarqameen kaddib markii ay degtay doontii ay saarnaayeen.

sidoo kale Waxa uu sheegey in ay doontu degtay habeen badhkii, kaddibna waxaa badbaadiyay Markab ganacsi.

Dadkii magafayaasha ahaa ee waddey dadkan muhaajiriinta ah ayaa u sheegey in ay ku wareegaan doon kale oo iyana siddey in kabadan 300 muhaajiriin oo kale,waxaana ay doontii ku degtey baditeranean-ka.

Sidoo kale ninkan Soomaaliga ah ayaa u sheegey in uu arkayey dad Soomaaliya oo badda ka dhex qaylinayey,iyaga oo doonayey in la badbaadiyo.

Geesta kale Dadkan ka badbaaday doontey qarqoontey ayaa immika lagu hayo dalka Giriigga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...