Somaliland: Wasiiradda Madaxtooyadda Iyo Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Saaka Ka Dhoofay Madarka Hargaysa Iyo U Jeedadda Socdaalkooda.

Date:

Wasiirka Arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire iyo wasiirka wasaarada Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa waxaa ay saaka hiirti Hore Ka dhoofeen madaarka diyaardaha ee Magaalada Hargeysa

Labada wasiir ayaa waxaa uu safarkoodu yahay mid ay ku tagi doonan dalka turkiga wax faahfaahin ahna warbaahintu kama hayso u jeedka uu safarkoodani daaran yahay

Balse Xoggo Hoose Oo Waraabihintu Heshay ayaa waxaa ay sheegayaan in U jeedka safarka labada wasiir uu daran yahay dawlada Turkiga oo codsatey in dib loo bilaabo wada hadaldii Somaliland Iyo Somaliya isla markaana ay gogol xaadh u noqon doonan Wasiiradani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...