Golaha wakiilada ayaa waxaa ay madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo u isla maantaba u gudbiyeen warqad warbixin
Warqadan war bixinta ah ayaa waxaa ay tahay mid ku saabsan gudida arimaha gudaha iyo difaaca qaranka ee golaha wakiilada oo ray uruurin ka soo sameeyey saami qeybsiga qaabka loo soo dooranayo xildhibaanada golaha wakiilada .
Gudida ayaa waxaa ay sababta madaxweyne siilanyo ugu gudbinayaan warqda ku sheegay sidii talo qaran looga yeelan lahaa nidaamka xildhibaaanda lagu soo dooran doono oo ay xildhibaanada rer Awdal cabsho ka muujiyeen isla markaana waxaa warqada ay ku lifaaqeen qaabka ay u arkaan xalka iyo ray uruurintii ay ka soo sameyeen Lixda gobol Ee Somaliland