Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Shir Kaga Qayb Galay Dalka Kenya

Date:

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland  iyo  wafti uu  hogaaminayo Oo  Socdaal  Shaqo  Ku  Jooga    Dalka  Kenya  Ayaa  Maanta Ka  Qayb   Galay  Shir Ay  Soo  Qaban Qaabisay  Haayada Eu cab -Nester  Xarunteeda  Magaalada Nairobi.

Shirkani oo ay   kasoo  qayb  galay  haayado  badan oo ka socda midawga yurub  iyo  qarammada midoobay  ayaa lagaga wada hadlay   sidii  loo horumarin lahaa  loona tayeyn  lahaa  ciidamada  ilaalada  badda JSL, boliska iyo  barmaamijyo  kale.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland  Mudane Cali  Maxamed Waran-Cadde Ayaa Socdaalkiisan Ay  Ku   Wehelinayaan Taliyaha Ciidamada Ilaalada Bada Maxamed xuseen Xiirane,  La Taliyaha  wasiirka ee Ciidamada Ilaalada Xeebaha Suhuur Fadxi Mukhtar   Iyo  Masuuliyiin Kale Oo Ka  Tirsan   Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland.

 

 

Afhayeenka wasaarada arrimaha gudaha

hhh hhh1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...